GACMO WADAJIRBAY WAXKUGOOYAAN
mandag 24. oktober 2011
WAXII DHIIGLAHOWKACA
A/c dhamaan umadasoomaaliyeed waxaan kuboorinayaa inaan u istaagno dadkan iyo dalkan laboobayo,sidii aan ubadbaadinlahayn mawaxaan sugaynaa qolokale oomaqan inay badbaadiso dadkanagan ladabartirayo.
onsdag 12. oktober 2011
Yaanoomaqan oonsugaynaa
A/c salaan kadin waxaa isway diinleh yaa umaqan umadasoomaaliyeed oy sugaysaa inuuwaxkaqabto mushkiladan kuhabsatay,mise garashadii baasuushay,oowaxaan noqonay ismadhaanto,
tirsdag 11. oktober 2011
Baaqnabadeed
waxaan ugu baaqayaa dhamaan aqoonyahankasoomaaliyeed maanta waadoorkii waxgaradka waa in loo istaagaa badbaada umadasoomaliyeed.lanajoojiyaa burburka iyo dabar go an kusocdo shacabkasoomaaliyeed,
Abonner på:
Innlegg (Atom)